SOMALI PRESIDENT SAFE AFTER ATTACK

HasaaanMogadishu  September 3, 2013 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud escaped unhurt Tuesday from an ambush on his heavily armoured convoy claimed by al-Qaeda linked Islamists, the latest attack targeting the internationally backed leader.

Al-Shabaab gunmen claimed to have ambushed the convoy as it travelled to the port of Merka south of the capital and boasted of destroying vehicles with rocket-propelled grenades.

But officials said that the attack had failed and all in the presidential entourage were safe.

“Gunmen tried to disrupt the president’s trip … but I can confirm the president and his delegation are well and reached their final destination Merka to have meetings with local community,” said Somali army official Mohamed Qorey, speaking by telephone from Merka.

The president was travelling in an armoured convoy from the 17 700-strong African Union force (Amisom) that fights alongside the Somali army against Al-Shabaab gunmen.

“We ambushed a convoy that was escorting the self-appointed Somali president,” Al-Shabaab spokesperson Abdulaziz Abu Musab told AFP.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Shirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa !!

shirkalondon

May 10, 2013 Moment Media Ethics –  “….. waxaa Dalka Belgium lagu qabtey Xiligii uu Madaxweynaha ahaa Shiikh Shariif, Shir Soomaaliya Qaaraan loogu ururinayey oo lagu Yabooho lacag gaareysa 260 Milyan oo Doolar. Shiikh Shariif oo wax laga weydiiyey in Qaaraankaas uu hirgelay iyo in kale ayaa ku jawaabey “Waxaa gacanta Dowlada Qaaraankaas ka Soo gaarey 3 Milyan oo Doolar mana garan karo iyadoo Soomaaliya ku jirto Xili adag ay lacagtaa Dowladda heli weyso”….

Odey Dhaqameeed aan isbar Garaneyno ayaa markii uu Saakey Waagu baryey hadal hayanta ugu badana ay tahay Shirkii Magaalada London ayaa iska hor nimid waxaan weydiiyey sida uu arko Qaaraan loogu yaboohay Dowlada Soomaaliya ee Shirka London waxaana uu yiri “Saaxiib Weliga Qaaraan Tolkaada ma ka aruurisey” markaas baa iri maya weligeey Qaaraan kama aruurin waan maqli jirey” inta Qosley buu yiri” Shirka London Maandhow waxba kama Duwana Qaaraanka aad Maqli jirtey”markaas baan iri” Maxaa ku jaban waa Howl aad u sahlan” waxaa uu yri” Shirweyne Qaaraan lagu ururinayo Tolkaada isugu yeer adiga ayaa ogaan doono in uu ka Duwan yahay Kan London iyo in kale.wuxuuna ii Sharaxay sida Tolka Qaaraanka u ururiyo.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Turkey’s Somalia Policy Aims to Ease Regional Tensions

Turkey’s Somalia policy has been expanding and deepening over the past two years. On April 13, Turkey brought Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Somaliland President Ahmed Silanyo together in Ankara in a sign that it is maintaining a proactive stance in developing serious policies for the Horn of Africa.

As a result of Ankara’s efforts, the two heads of state, who would not even speak to each other under normal circumstances, signed the Ankara Declaration and pledged to avoid using provocative language against each other.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Labbada Shariif oo boorsooyinkii furay & qiimaha codadka xildhibaanada oo sii caga-cageynaya $ 30,000 (Soddon kun dollar)

Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in ay billaabatay ololihii kala jiidashada xildhibaanada baarlamaanka, oo la filayo in ay noqdaan kuwa codadkooda siinaya musharaxiinta u tartamaya doorashada madaxweynenimada Soomaaliya.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah musharixiinta ugu cadcad ayey warar ku dhowdhow waxey sheeganayaan in hanti gaareysa 30 Milyan oo dollar uu ugu talogalay inuu ku galo tartanka doorashada, halka Shariif Xassan oo isna doorkiisa aan la dhayalsan karin ay warar ku dhow dhow sheeganayaan inuu ugu talogalay inuu ololaha doorashada kaga qeybgalo adduun gaaraya 17 Milyan oo dollar, waxaana ilaa xalay soconayeen kulamo ay yeelanayeen xubnaha u qaabilsan ololaha doorashada & xildhibaanadii xalay la dhaariyey.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

HAWEENKA IYO QAADKA

Talaado, Ogoosto 14, 2012 – Dumarku waa qurux, kuma habboona caafimaad ahaan ; qurux ahaan iyo diin ahaanba in ay cunaan qaadka ama cabaan sigaar, buuriga, khamri iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waa in aaney iska qaadan dawooyin aan si taxadar leh dakhtar ugu qorin, gaar ahaan xiliga uurka amaba ay nuujineyso ilmo yar.

Haweenka soomaliyeed berigii hore ma qayili jirin, naag qaad cuntaa ceeb bey ahayd waxayna la kowsatay markii fanka muusiga wataa dalka soo galay gaar ahaan gobolada waqooyi galbeed – Heesihii qaraamiga ee la subxin jiray afartameeyadii ayaa belada fidiyey. Marka qaadku dalka ku sii fidana waxaa badanayey tirade haweenka cuna, waxaa xaaladan sii caawiyey iyada oo ganacsigiisu gacanta u galay haweenka, guryaha iyo fadhiyada lagu cunana badanaa maamula. Arimahan waxaa ku biiray xaaladaha nololeed oo aad ugu adkaatay bulshada ; shaqo la’an ,sicir barar iyo dagaalo sokeeye. arimahan oo is biirsaday waxay dhaliyeen in dumarkii guriga dibadda uga boodaan si ay nolol u helaan iyaga iyo carruurtooduba, waxa keliya ee laga shaqeyn karaana wuxuu noqday in ay qaad gadaan amaba raga qayilaya u goglaan shah sigaar iyo biyana u diyaariyaan si ay xoogaa faaiido ah uga helaan, arintan waxaa ku kalifay iyaga oon farsamo kale ama aqoon ay wax kale ku qabtaan  lahayn iyo badankooda oo dhaqaale xumo u diiday in fikrado kale hirgeliyaan  ama keenaan.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Shariif Murtad oo Reer Galbeedka ka Raba Ballanqaad in Dib loo Doorto ama aan Dastuurka la Saxiixeyn

Jul 20, 2012 – Moment Media Group waxay horay u sheegtay in Beesha Caalamka ay sahladeen Shariif Murtad! Shariif sheekh Axmed ka ciyaar badan waxa meesha jooga! Inkastoo reer Galbeedku rabeen inaan dib loo dooran laakiin ma muuqato si ay taas u fulin karaan! Bil ka hor waxaa la moodayey in reer Galbeedku fahmeen awoodda Shariif murtad laakiin haddana waa soo laba kaxleeyeen reer Galbeedku! Arrimaha ku saablan lacagta la lunsaday waa cadaadis la saarayo Shariif murtad!

Shariif murtad marka laga soo tago taageerada uu ka heysto Museveni, Carabaha iyo Turkiga; wuxuu heysaa Tarsan iyo odayaal! Waa labada qof ee markay rabaan inta dumarka dulka xaaqaha iyo ciyaalka baalashlayaasha siiya sambuus u soo saara bannaanbax! Arrinta dastuurka baa caawineysa Shariif murtad! Markuu rabo wuxuu dhihi karaa:

  • 1- Dastuurka Faroole wata! Waan wada garan karnnaa halka Soomaali qabiilku ka joogo iyo sida arrintaasi saameyn u     leedahay!
  • 2- Dastuurku diintuu ka soo horjeedaa.
  • 3- Dastuurku ma qeexin xuduudaha!
  • 4- Dhakhligii waddankaa lagu wareejinayaa dad reer Galbeedka ka socda.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somalia: Pro-Government Militias Executing Civilians

Somalia: Pro-Government Militias Executing Civilians

Ethiopian Soldiers Beating Suspects; Al-Shabaab Targeting Alleged Government Supporters

MARCH 28, 2012

(Nairobi) – Pro-government militias in Somaliahave committed summary executions and torture in the towns of Beletweyne and Baidoa since occupying them with Ethiopian forces earlier in 2012, Human Rights Watch said today. The authorities should take immediate steps to stop the abuses and hold those responsible to account, Human Rights Watch said.

Continue reading

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com.